Marka aad nin hooggiyo
Ka hor taga dagaalkoo Garta hubin yaqaanoo Xaqa hoos u eegoo Halistiyo colaadaha Dabka hura bakhtiiyoo Ku haggoogta dhiiggoo Dadka kala hagaajoo Kala haga dhashaa baa Hooyo lagu xasuustaa from Hooyo by Maxamed Ibraahim Warsame |